Doorashada soo socoto iyo aragtida siyaasiyiinta Dalka

Waa falanqeen Ku saabsan aragtida ay kala qabaan siyaasiyiin soomaaliyeed doorashada soo socoto ee la filaayo in sanadka soo socoto uu ka dhaco dalka, kaasi oo lagu dooran doono madaxweyno cusub ama midka hada hayo hogaanka uu sii fadhiisan doono.

Halkaan ka Daawo barnaamijkaas uu idin soo diyaariyey Hassan Mutawakal oo Ku noo wadanka South Africa.