Daawo: Magaalada Gothenburg Waxaa lagu aasay marxuunkii magaca weynaa Ku lahaa Alsuna waljamaaca Sheekh Cabdirahman Sheekh Muxudiin Celi

Waxaa magaalada Gothenburg Sweden lagu duugay Sheekh magaalada ugu caansanaa ee xertii Alsuna Waljamaaca Sheekh Cabdirahman Sheekh Muxudiin Celi oo dhawaantaan u geeriyooday cudurka Covid-19.

Duugistaas oo ay ka soo qeyb galeen dad aad u farabadnaa oo kuwada dukadeen salaatul janaasa stop 50 iyo 50 u saftay.

Alha u naxariistee aaskii kadib Waxaa halkaasi laga soo jeediyey taariikh nololeedkiisa iyo waxyaabihii uu Sheekh soo qabtay.

Halkan Waxaad ka daawan kartaan video aan ka duubnay Aaskii loo sameeyey.

Waa aaska Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Muxudiin Celi GOTHENBURG Sweden

Posted by Somaliwayn Radio & TV on Friday, May 29, 2020