RUUXI RAAYA MA RAAGO

Waa hal-ku-dheg laga soo guuriyay xikmadahaay Somaliidu caanka ku tahay. Oraahda waxayasalkeedu ahayd NINKI ROONI MA RAAGO, taas oo erayga NIN loola jeedo lab iyo dhedig, sida ku xusan xataa Qur’aankakariimka ah.

ShCabdiraxmaan ShMuxyadiin Celi wuxuu ahaa ruux aad u qiima badan oo buuxiyayshuruudaha qofka wanaagsan. Haddaba, oraahdanin rooni ma raago micnaheedu ma ahancimrigiisi aa soo gaabtay, balse  waxaa lagayaabaa inuu ka tegay dunida iyadoo welibulshadu u baahan tahay oo tebeysahogaankiisa.

Sh. Cabdiraxxmaan wuxuu ahaa ruux aqoonbadan oo adeegsan jiray xikmado xambaarsandegganaan iyo dulqaad isagoo si gaar ah uadeegsan jiray maadada Cilmi Nafsiga uu aadugu dadaali jiray wax bandanna ka bartayWuxuu ahaa faahim garan kara qofka hadlaayaxikmadda u qarsan. Kana falceli jiray iyadoondadku badi aysan garan.

Intaas waxaa u dheeraa inuu Ilaahey ugu deqaywax la yiaahdo “leadership quality” oo ah hogaanka bulshada oo ay cid waliba raalli katahay… waana arrin aad u adag si loo helo qof sidhab ah u buuxin kasrta booski uu baneeyay.

Waxaan Ilaahey uga baryeynaa inuu ka najeeycadabul-qabri, ilkiisana u waasiciyo, jannatulfirdowsa ka waraabiyointi uu ka tegayna Sabar iyo iimaan Ilaahey ka siiyo.. Allaahuma AAMIIN.

Axmad Calasow