Dhageyso: Baroordiiq tacsiyadeed oo looga hadlaayey Marxuun Sh. Cabdiraxmaan Sh. Muxudiin oo Gothenburg lagu qabtay

Baroordiiq tacsiyadeed oo looga hadlaayo Marxuun Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Muxudiin Celi oo ka dhacday magaalada Gothenburg Sweden.

Baroordiiqdaas waxaa soo abaabulay bahda Somaliweyn Radio ee FM Radio88 ee Gothenburg.

Waxaa barnaamijka Baroordiiqda noo daadihinaayey Sabir iyo Yoonis.