Dood ku saabsan sida wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka Hirshabeele ka jira oo dhaxmartay Shiine iyo Muudey

Waa dood ku saabsan dhibaatooyinka ka jira dowlad goboleedka Hirshabeen iyo sidii loo hormarin lahaa gobolkaasi, doodaasi waxaa ka qeyn qaadanaayo la taliyaha dhanka warfaafinta dowlad goboleedka Hirshabeen iyo madaxweynaha Mudane Hassan Abdulkadir Mudey oo joogo Jowhar iyo Maxamed Adan Muumin oo Shiine loo waqaan asna uu joogo Gothenburg Sweden.

Dooda waxaa inoo daadihinaayo Wariye Yoonis Khaliif.