Muqdisho:-Soomaaliland ayaa maanta waxay war ka soo saartay maalmaha Ciidda, xilli uu weli dalka Soomaaliya ka jira halista cudurka safmareenka ah ee COVID19.
War saxaafadeedkan soo baxay maanta , ayaa waxaa ku qornaa dhowr qodob, kuwaas oo loo kala qaaday labo habraac oo kala ah Habraaca Maalmaha Ciidda iyo Habraaca Waxbarshada , waxaana uu u qornaa:-