Da’yarta Soomaaliyeed waxay u oomman yihiin, in si dhab ah oo aan laablakac ku jirin looga sheekeeyo, taariikhda halgamayaashooda dhabta ah

Waxaa soo diyaariyay: Maxamed Xaaji Maxamed Xuseen (Maxamedeyn)

Qaybtii 8aad iyo halgankii S.Y.L., taariikhdaa kooban ee aan kaga soo sheekaynay halgankii xisbigii waddaniga ahaa ee S.Y.L., waxaan ka soo xigtay wareysiyo, qoraallo iyo buugaag, waxaana ka mid ah:

Buugaag iyo Qoraallo:

1-Gobannimadii Soomaaliya iyo halgankii S.Y.L. oo uu qoray: Maxamed Xaaji maxamed Xuseen (Maxamedeyn), waa diyaar,  daabacaad baa u hadhay

2-Somalia, Halgankii Bahweynta Benaadir iyo ballan furka Taariikheed oo ay qoreen: Ahmed Sharif Abbas iyo Khalid Maou Abdulkadir, London (England) 2010

3-The African profiles oo uu qoray Renald Segal

4-Somali nationalism oo ay qortay Saadia Tuvel

5-Al-Xayaad Al-iijabi oo uu qoray Dr. Maxamuud Cali Axmed (Tuur yare) 1970

6-Taariikhda Soomaaliya ee casrigii dhexe oo uu qoray Jaamac Cumar Ciise

7-Halyeeyada dhaqdhaqaaqii siyaasadeed ee Soomaaliya oo uu qoray Jaamac Cumar Ciise

8-Document ku saabsan: Somalia, Ethiopia iyo Eriterea oo uu qoray Axmed Barkhat Maax, Cairo (Egypt) 1982

9-Soomaali weyn oo uu qoray Axmed Sawaar, Cairo (Egypt) 3/08/1959

10-Siyaasadaha dhaqaneed ee Soomaali weyn oo uu qoray Dr. Xasan Maki Maxamed, Cairo (Egypt)

11-Dimoqraadiyada iyo tijaabada Soomaaliya oo uu qoray Dr. Maxamuud Cali Axmed (Tuur yare) Cairo (Egypt) 1992

12-Bogagga taariikhda Soomaaliyeed oo uu qoray Sarreeye guuto Maxamed Fariid AlSayid Xajaaj, Cairo (Egypt) 1983

13-Soomaaliya, waddan iyo shacab oo uu qoray Maxamed Cabdulmincim Yoonis, Cairo (Egypt)

14-Jamhuuriyadda Soomaaliya (gobollada konfureed iyo Soomaaliya) oo uu qoray Cabdulmincim Cabdulxaliim, Cairo (Egypt) July 1960

15-Maxaa ka dhacaya Soomaaliya? qore: Axmed Barkhat Maax,  Hargeysa (Somalia) 1988

16-Dhanbaalkii qalin jebinta (biography of Hagi Mohamed Hussein) oo uu qoray Xuseen Cali Maxamuud, Muqdishow (Soomaaliya)

17-Dhanbaalkii qalin jebinta (taariikh AlMunaadil AlXaaji Maxamed Xuseen) oo uu qoray Xuseen Xasan Abuubakar, Muqdishow (Soomaaliya)

18-Dhanbaalkii qalin jebinta (siyaasadda jamhuuriyadda Soomaaliya ee ku wajahan mashruuca Soomaali weyn (sannadkii 1960-1991) oo uu qoray Maxamed Macallin Cali Xaashi, Cairo (Egypt) 1995

19-Dhanbaalkii qalin jebinta, Somali-Italy, xilligii xornimo gaarsiinta ilaa madaxbannaanida oo uu qoray Maxamed Xaaji Muqtaar Xasan, Cairo (Egypt) 1983

20-Soomaalidii hore iyo midda cusub (Qaybtii labaad) oo uu qoray Xamdi AlSayid, Cairo (Egypt) 1977

21-Sheeko Soomaaliyeed oo uu qoray Dr. Xamdi AlDaahir, Cairo (Egypt) 1977

22-Historical dictionary of Somalia by Margaret Castagno Y.A.Hagi press, Inc., Bosaso (Somalia) 1999

23-Tadhawurka dhaqdhaqaaqa jihaadka waddaniga ah ee Soomaaliya oo uu qoray Dr. Tamaam Hamaam Tamaam, Cairo (Egypt)

24-Soomaaliya iyo dhaqdhaqaaqa waddaniga ah iyo damaca caalamiga ah iyo ahmiyadda midnimada qaranka oo uu qoray Cali Ismaaciil Maxamed 1996

25-Soomaaliya garasho maqan oo uu qoray Khalid Rayadh, Cairo (Egypt) 1994

26-Soomaaliya taariikh iyo xadaarad oo uu qoray Cabduraxmaan Cusmaan Cumar, Abu dhabi (U.A.E.)

=Wareysiyo:

1-Cabdullaahi sheekh Xuseen Hantiwadaag oo wareysanaya Xaaji Maxamed Xuseen, sannadkii 1976, Muqdishow (Soomaaliya)

https://www.youtube.com/watch?v=HPqAFeA2bfE

2-Wareysi aan ka qaaday Xaaji Maxamed Xuseen, Muqdishow (Soomaaliya(, 20/08/1978

3-Wareysi aan ka qaaday Maxamuud Yuusuf Aden (Muuro), Rotterdam (Nederland), 28/06/2001  

4-Wareysi aan ka qaaday Cabdulqaadir Cali Boolaay, Den Helder (Nederland), 05/05/2011

Facebook: Maxamed Xaaji Maxamed Xuseen Maxamedeyn

Whatsapp: 0685732185

E-mail: mohamedein@hotmail.com

Halkan hoose riix kalana soco qaybtii 1aad:

http://www.somaliweyn.org/2020/05/06/halgankii-s-y-l-iyo-geesiyaashooda-u-soo-halgamay-sidii-ay-dalkooda-uga-xorrayn-lahaayeen-gumeystaha

Halkan hoose riix kalana soco qaybtii 2aad:

http://www.somaliweyn.org/2020/05/08/halgamayaashii-dhabta-ahaa-waxaa-lagu-beddalay-kuwo-dhalanteed-ah-taariikh-been-ahna-waa-loo-sameeyay-dhallintiina-wey-wareereen

Halkan hoose riix kalana soco qaybtii 3aad:

http://www.somaliweyn.org/2020/05/10/intii-taallooyin-loo-suri-lahaa-halgamayaasha-waxaa-ka-wanaagsan-in-dhallinta-soo-koraysa-la-baro-taariikhda-halgamayaashooda-dhabta-ah

Halkan hoose riix kalana soco qaybtii 4aad:

http://www.somaliweyn.org/2020/05/11/taariikhyahannada-iyo-qorayaasha-waxaa-laga-doonaya-in-ay-soo-saaraan-qoraallo-iyo-buugaag-ay-ku-xusayaan-geesiyaashooda-u-soo-halgamay-dalkooda

Halkan hoose riix kalana soco qaybtii 5aad:

http://www.somaliweyn.org/2020/05/14/gumeystayaashii-dadkeena-ku-dul-soconayeen-baa-dad-danaystayaal-soomaali-ahi-u-sacabo-tumayeen

Halkan hoose riix kalana soco qaybtii 6aad:

http://www.somaliweyn.org/2020/05/16/ayax-tag-eelna-reeb-gumeysigiina-tag-dad-daacad-u-ahna-reeb

Halkan hoose riix kalana soco qaybtii 7aad:

http://www.somaliweyn.org/2020/05/17/dal-kasta-wuxuu-ku-faana-halgamayaashooda-innagu-maxaynu-ugu-faani-weynay-halgamayaasheena