Xukumadda Soomaaliya oo qalab looga hortago Covid-19 geysay Buuhoodle

Wasiirka kalluumeysiga iyo Kheyraadka Bada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Bidhaan warsame iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa agab Caafimaadka oo looga hortaga Cudurka Safmareenka ah ee Covid-19 gaarsiiyay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer.

Wasiirka oo garoonka diyaaradaha  magaalada Buuhoodle Maamulka iyo qeybo ka mid ah, ayaa sheegay in ay halkaasi u tageen in qiimeyn ay ku sameeyaan xaaladaha Caafimaadka deegaanka iyo iyo Arrimo kale.

Wafdigaasi ayaa saaka ambabaxay garoonka Aadan cade ee magaalada Muqdisho waxa,waxayna halkaasi geeyeen qalab caafimaad oo qeyb ka ah dadaalka loogu jiro ka hortagga cudurka Covid 19,