Wariyayaasha qurbaha joogo iyo doorka horumarinta dalkoodu waa sidee??? Daawo

Waa barnaamij ku saabsan wareysi aan la yeelanay laba wariye oo degen dalka Sweden oo aanu ku waraysanay doorka wariyayaasha ay ka jinaan horumarinta dalkooda hooyo.

Wareysigaasi oo looga hadlaayey dhibaatooyinka haysta wariyayaasha joogo dalkii hooyo iyo sida ay uga bixi karaan dhibaatadaasi iyo tacadiyada loo geesto saxaafadda xorta ah.

Wareysigan waxaa inoo soo qaadaaday wariyaheena Sabir Ilmi oo ka tirsan wariyayaasha somaliweyn Radio iyo Tv- Gothenburg Sweden.