Sadex Cashar aan ka barano nolashii Abu Dardaa – Kuwaas aan tusaale ka dhigno (5)

Assalamu Calykum Warxamtullahi

Waa barmaamijkii # 5 ee barmaamijyadii aan kaga hadlayay qisooyinka asxaabta ee aan Ramadaanta ugu talagalay. Fadalan sii gaadhsiiya walaalaha kale.

Said Ali Ahmed
Ottawa