Casuumad Afur!!!.

Gudoomiyaga Qurba joogta Somaliyeed ee ku sugan Magaalda Mogadishu iyo Labadiisa ku xigeen ayaa Maanta yeeshay shir Albaabadu u xiran yihiin oo Madaxa la isla galay ( F.S: 1aad)

waxaa ey go’aamiyeen in Qurbajoota Xamar ku sugan ee Habeen dambe ka soo qeyb galaan, martiqaad Af fur ah oo lagu kala qaban doono,Xaafadaha Gubta, kaxda iyo yaaqshiid. hadba xaafada kuu dhaw.

waxaa idinku soo dhaweeynayo xafladda Xassan wada xiirane isku mid soo jeed iyo sii jeed. (F.S: 2aad)

Ka soo qeyb gal wacan.

FG: waa kaftan suxuurta aan ku sugayo oo caawa na dhax maray Aniga iyo saaxiibkeey maxamed xassan, xumaan iyo siyaasad ha u qaadan.

ka soo qeyb gal wacan.

Qore: Yahya Amir