Gargaar Ku socoto Qardho oo laga bilaabay Holland

Kulan dag dag ah ayaaa waxaa isku yimadeen jaliyada soomaliyed ee ku nool dalka Holland gaar ahaan magalada Zwoola.

Kulankaasi waxaa loogaga hadlay masiibadii dhawantan kadhacaday magalada Qardho ee gobalka Karkaar, waxaana halkaasi gudomiye Cabdulqaadir Cali Nuune shaaca ka qaday in sanduuq dhaqaalo aruurin ah in la bilabay lana garsinayo dadka masibadasi ku habsatay.

Inkastoo bishan ay tahay bil sadaqada soomalida ay aad ula baxaaan sadaqada iyo waliba dadka muslimiinta ah iyo ayadoo bishan ay tahay bil muslimiinta ay sadaqad labaxaan.

Sidoo kale waxaa la iclaamiyay gudi dhaqalo aruurin ah loona kala diray dhamaan dagmooyinka ay ka kooban tahay magalada Zwoola iyo nawaxigeyda mana aha marki ugu horeysay ee jaliyadaan ka qeyb qaadato masiibooyin tani la mid ah fatahaadi wabiga shabeele ee door weyn ka hadlay qadatay dhaqalo arurintasi.

Bashiir somaliweyn
Zwoola Holland