Eng. Jamaika ”Walaal Ila Oron….” Walaal nala dhageyso wareysigan

Waa barnaamij uu abuuray cayaatow hore Soomaaliya caan ka ahaa oo algu magacaabo Engineen Caydiid Cismaaciil Jamayka ayaa waxaa uu curiyey halkudhig la magac baxay Walaal Ila Orod, oo ah ku baraarujinaayo ummadda Soomaaliyeed oo degen aduunka oo dhan si ay bilaabaan jimicsi oo uu uga danlahaa in jirka lagu dhiso si looga hortago in qofku uu si sahlan ugu dhici karo cudurada faafa si kan hada weerarka bajan ku hayo aduunka oo dhan kaasi oo ah Covid-19.

Barnaamijkaan waxaa inoo soo wareysatay Fahmo Mohamud oo ka tirsan bahda Somaliweyn Radio Gothenburg.