Axmed Wacays ”Xisbiyada waa iney ficil la yimaadiin si ay u badbaadiyaan wadanka…”


Dhawaanahan waxaa shiray beesha caalamka iyo dowladda federaalka, kaasi oo ku saabsanaa arrimo farabadan maadaama dowladda laga sugaayo sidii ay u qaban laheed doorasho ka dhacda soomaaliya 2021 iyo dib u heshiinta dowlad goboleedyada iyo dowlada federaalka.

Waxaanu arinkaasi ka wareysanay siyaasi degen Oslo dalka Norway oo la macag baxay Axmed Wacays. Barnaamijkan waxaa soo diyaarisay Nimco Haji Hussein oo ka tirsan bahda Somaliweyn Gothenburg Sweden.