Daawo:Hindidii hore: Kalluunka badda ku dhinta wax aannu aqoonsan nahay in Ingiriisku dilay

Wasiir dhan baa warbaahinta isa soo taagay oo si rasmi ah u sheegay “qof wal oo dhinta annagu wax aannu u aqoonsan nahay in Corona dilay”. Waaba niman is ka ciyaaraya!

Hindida ayaa waagii gumaysiga odhan jirtay, kalluunka badda ku dhinta wax aannu aqoonsan nahay in Ingiriisku dilay.