Cumar Ibnu Al-Khadaab – Cuntadan oo kale shacbigu ma cunaan – Kuwaas aan tusaae ka dhiagno (2)

Assalamu calykum

Waa barmaamijkii labaad ee kuwaas aan ku dayano. Waa cashar muhiim ah oo umada baray Cumar ibnul Khadaab, Fadlan khayrka sii fidiya.