Kuwaas aan tusaale ka dhigno(1) – Ma u baahantahay cid aad tusaale ka dhigato

Assalamu Calaykum
Walaal waa barmaamijyo ku saabsan asxaabta iyo duruusta laga faa’idaysan karo qisooyinkooda. Waxaan ugu tala galay bisha Ramadaan. Fadlan sii faafi si ay uga  faa’ideystaan akhristayaasha kale ee adiga kuugu xiran.

Said Ali Ahmed
Ottawa