Sheekh Cumar Axmed Cadaawe Casharka labaad Fadliga Bisha Ramadaan.+VIDEO

Waxaa noo soconaya ka sheekaynta Fadliga Bisha Ramadaan, iyadoo uu noo soo jeednaayo Sheekh Cumar AXmed Cadaawe oo si weyn looga yaqaan Dalka Soomaaliya iyo Dalalka Deriska la ah Soomaaliya.

Hadaba Hoo ka daawo , kana dhagayso Wacdigaan oo Xambaarsan Macluumaad fara badan.

#Fadliga_Bisha_Ramadaan5.Shan Shey Qofki Ku Dadaalo Bisha Ramadan #Anbiyada_Alle Ayu Ku #Martabo Noqda》#Al_Callaamah_Shekh_Cumar_Axmad_Jiilaani

Posted by Shekh Cumar Axmad Cadaawe on Sunday, April 26, 2020