Saabir: Wariyayaasha waxaa lagu eedeeyaa Sharuur oo la macna ah baad lacageed, arintaas maxaa ka jira…

Zakariye Maxamud Timacade oo ka mid ah wariyayaasha soomaaliyeed oo ka warbixiyey tacidyada loo geesto wariyayaasha ka howlgala wadanka Soomaaliya iyo dhibaatooyinka ay la kulmaan.

Dhawaan ayaa lagu xiray wariye ka howlgala Mogadishu oo arintaas oo dhalisay in hay’addo badan ay ka hadlaan tacadiyada ay dowladda soomaaliya ay kula kacayso wariyayaasha iyadoo ay xariga aan maxkamada loo gudbin kula kacda wariyayaasha.

Wariyayaashane waxaa lagu eedeeyaa in ay sharuur oo macnaheedu tahay baad lacageen ay weydiistaan, hadii loo diidane ay warbixin been abuur ah ay ka qoraan dhacdo aan waxba ka jirin.

Barnaamijkaan waxaa inoo soo diyaariyey ama noo soo wareystay wariye Saabir oo ka tirsan bahda somaliweyn radio Gothenburg Sweden.