Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo go’aanno ka soo saartay masaajidda dalka.

Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Soomaaliya ayaa soo saaray go’aanno la xiriira Coronavirus. Oo ku socda masaajidda ku yaalla dalka.

Halkaan hoose ka akhriso