Dr Mohamud Ibrahim oo ka warbixyey saameynta cudurka Covid-19 Soomaalida degen Mareykanka

Dr Mohamud Ibrahim oo degen wadanka Mareykanka oo nooga warbixinaaya saameeynta uu cudurka Covid-19 uu ku yeeshay soomaalida degen dalka Mareykanka iyo waxyaabo kale oo badan.

Dr Mahamud uu aad uga hadlaayey dhibaatooyinka iyo waxyaabaha laga doonaayo ummadda soomaaliyeed iyo sidii looga bixi lahaa dhibaatadaan oo si qura oo looga bixi karaa dhibaatadaan ay tahay in meel loog soo wadajeesto oo la ismaqlo.

Barnaamijkaan taxa inoo soo diyaarisay soon needing doonta Nimco Haji Hussein oo ka tirsan bahda Somaliweyn Radio Göteborg.