CORONA  kanaa ka daran!!!.

Sannadka 2050 ayaa Cabdi yare iyo Abootadii waxay arkeen qabuuro badan, Abooto Xaliimo oo ka jawaabee su’aalihii Cabdi yare ayaa tiri: Markii aan yaraa waxaa jiri jiray Laba cudur: CRONE iyo Qabiil.Dadka badankiisu waxay u dhinteen Collad Qabiil. ( F.S: 1aad)

Bishii hore ee Marso 2020 dagaalo qabiil ayaa ka dhacay Gedo, Juba land, wanlaweyn, Galmudug, Sanaag, Boorame iyo meela kale, Dadka nooga dhintayna waa ka badan yihiin intii Karoone naga dilay isla Bishaa.

Crone, 2 mitir ayaa la kala fogaanayaa jir ahaan laakin quluubtu kalama fogo, dagaal qabiil 20km ayaa la kala fogaanaa jir ahaan iyo quluub ahaan.

(( Sidaa Dadku ay uga cabsanayaan Koronaha hadeey Aakhiro uga cabsan lahaayeen)).

walaal lama dileen, dambiyo badana lama galeen. Koroone Caalamkaan la qabnaa Collaad qabiilaase noo dheer.

Collaadaha Qabill aan u helno xal lagu joojiyo, Baaq kaliya xal ma ahane. waa iga talo.

Qore: Yahya Amir