Xildhibaanow: Deegaankaaga wax u qabo!!!.

Xildhibaan ayaa 4 Sanno kadib, markii ugu horeysay Dib ugu Noqday Deegaan doorashadiisii, isaga oo mar kale Musharax ah, si dib loogu soo doorto.

Markii uu tagay ayaa waxaa ku dhacay Cudurka Coronaha. waxaa khasab noqotay in loola cararo Isbitaalka kaliya ee degmada,oo aad u liitay.

Xildhibaanoow, Deegaankaaga oo aad Horuumariso waa Dalka oo aad huruumarisay. waa iga Talo.

Xildhibaan ka raali noqo haddii cabirkeeygu kula khaldan yahay.

wixii intaa ka badan kala soco Sawirka (F.S:1aad)

Qore: Yahya Amir