Dhagayso: Sheekh Cumar Axmed Cadaawe oo ka hadlaya Calaamadaha lagu garto marka ay dhacayso Qiyaamaha.

Sheekh Cumar Axmed Cadaawe ayaa Salaadda Jimcaha kadib wuxuu faahfaahin ka bixiyay  Calaamadaha lagu garto marka ay dhacayso Qiyaamaha.

Sheekha ayaa ku dheeraday 10-ka walxood ee lagu garto inay Qiyaamaha dhacayso,.

Hadaba Sheekh Cumar Axmed Cadaawe ka dhagayso Halkaan Hoose:

 

Muxaadaro. [ #Calaamaadka_Qiyaamaha ]Fadiilatu. [ #Shekh_Cumar_Axmad_Jiilani ]Allaha Xifdiyo Shekha Cimri Dher iyo Cafimad Alle Ha Siiyo

Posted by Shekh Cumar Axmad Cadaawe on Saturday, April 11, 2020