Weerar Bam oo xalay lagu weerarayHotel ku yaala Magaalada Jowhar.

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan bambo gacmeed xalay lagu weeraray Hoteel ku yaalla Magaalada Jowhar ee gobolka shabeellada hoose.

Hotelka la weeraray ayaa waxaa isugu taga dad ay ku jiraan mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle.

Weerarkaa Bambowaxaa ku dhaawacmay Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Maaliyadda Maamulka degmada Jowhar Ismaaciil Warsame Faarax,hayeeshee uusna jirin khasaaro kale oo ka dhashay.