AsKarigii Amarkiisa qaado!!!.

Sannadkii 2019 Dadku waxay Tagi jireen Beerta Xayawaanka ( Animal Zoo). Hadda 2020 Xayawaanku waxay Tagaan Beerta Dadka (Human Zoo). ( F.S: 1aad).

Magaalooyin Badan oo Yurub ku yaal, Kadib markii uu istaagay Dhaqdhaqaaqii Dadka, shanqartoodiina la waayay, ayaa xayawaanadii ku noolaa Keymaha Cirifyada Magaalada, ee hore deegaankoodii Magaaladu ugu fiday waxa ey dareemeen in Dadkii ka maqan yahay Magaalooyinkii waxa ey bilaabeen Duur joogtii in ey Magaalooyinka ka wardoonaan. ( F.S: 2-6).

Xayawaankii ayaa u mahadceliyay Asgariga ey ka baqeen Dadkii Magaalooyinka Guryahoodna ku xabisay. Dable.Corona ina Virus.(F.S: 7 & 8aad).

Asgariga Amarkiisu waa saddax, Guriga Joog. Haddii aad Diido Isbitaalka Joog. Haddii aad diido Qabriga Joog.

Amarka Asgariga ma qaadatay ?.

Alloow, Shartiisa naga najeey. Aamiin

Qore : Yahya Amir