Wasaardda Caafimaadka Soomaaliya oo la soo gaaarsiiyay Qalabka lagu Baaro Coronavirus

Hay’adda Caafimaadka Aduunka ayaa waxa ay maanta Qalabka loo adeegsado Baaritaanka Cudurka Coronavirus ku wareejisay maamulka Wasaardda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.


Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya ayaa bixisay Lacagta lagu soo iibiyay qalabkaasi, Waxaana gacan ka gaystay keenista qalabkan Hay’adda Cunnada Aduunka. ee W.HO