Waxaan Halkaan idinku soo gudbinaayaa Faaiidada ay leedahay Bisha Shacbaan markii la gaaro 15-, iyadoo habeenkaasi ay tahay Laylatu Xukun , waxaana la xukmiyaa shacbaankalagu ilaa shacbaanka soo socda Wixii dhalanaaya ama dhimanaaya.
Hadaba waxaan idiin Soo gudbinaynaa Sheekh Cumar Axmed Cadaawe (Sheekh Cumar Dabaadi) oo si tafatiran uga hadlaya Axaadiista iyo aayaatka Qur’aanka ee ku soo degay Habeenka Nisfu Shacbaan.
Halkaan ka dhagayso Sheekh Cumar:-
•• محاضرة بعنوان { #إغتنام_ليلة_النِّصفِ_من_شعبان }•• فضيلة العَلَّامَة #الشيخ_عمر_احمد_جيلانيحفظه الله ورعاه
Posted by Moxamed Mcln Cabdirahmaan on Monday, April 6, 2020