War degdeg ah: Ra’isalwasaarihii hore Nur Cadde oo goor dhow Ku geeriyooday magaalada London Inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajicuuna


Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa goor dhow ku geeriyooday magaalada London, sida uu xaqiijiyay wiilkiisa Xaaji Mohamed Nuur Cadde.

Allaha u naxariistee Nuur Cadde ayaa labadii todobaad ee la soo dhaafay ku xanuunsanayay magaalada London.