Farxadaadu adiga iyo dhaqankaaga ayay ku xidhantahay

Assalamu Calaykum

Dhamaanteen farxad baynu rabnaa. Daraasaad la sameeyay waxa lagu sheegay in farxadaadu ay afar aimood ku xidhan tahay. Sadex ka mida ayaan cajaladan idinkula wadaagi. Ka faa’idayso.

Mahadsanid