TACSI TIIRAANYO LEH MA DHINTE WAA ALLE ” GEERI XANUUN BADAN”

إنا لله وإنا إليه راجعون

Kooxda BSK, SSV iyo bahda Somaliweyn media center waxey xanuunka, murugada la qeybsaneynaa Sheikh Abdirahaman Mohdiin Celi geerida xanuunka badan ee ku imaaday wiilkeena Marxuum Ilyes Sheikh Abdirahamaan Celi.

 Waxaan leenahay geerida waa xaq allaha u naxariisto marxuumka waxaa disha gacan ka xaq daran allaha janadiisa fardowso ha ugu deeqo dhamaan allaha sabar iyo iimaan ha naga wada siiyo

Aamin Aamin Aamin