Magacyada Wasiiro cusub oo uu magacaabay Madaxweyne Waare iyo qaar kale oo Xilalkoodii laga qaaday.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xilki Ka qaaday Wasiirada Qorsheynta, Waxbarashada, Biyaha iyo Tamarta, Dhalinyarada iyo sportska, iyadoo Wasiiro cusub loo magacaabay Wasaaradahaasi.