Farriintii ugu cusleyd oo loo jeediyay maamulka Axmed Madoobe, siyaasiyiinta iyo waxgaradka Jubaland

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya gobolada hoos taga maamulka Jubaland ayaa sheegaya in xaaladdu saakay degan tahay, inkasta oo magaalada Kismaayo laga dareemayo dhaqdhaqaaqyada ciidamada Axmed Madoobe ugu diyaar garoobayaan guluf colaadeed oo ka dhan ah Dowladda dhexe ee federaalka.

Xisbi siyaasadeedka curdanka ah ee Nabad Macaan oo aan weli helin aqoonsiga guddiga doorashooyinka madaxa bannaan ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ka soo saaray warsaxaafadeed u qornaa sidan:-

Press_Release02riso