Wareysi: Xildhibaan Axmed Mohamud Cige oo ah xildhibaan magaalada Uddevalla Sweden iyo xaalada Soomaalida Sweden

Waxaa noo suurta gashay in aan wareysano xildhibaan ka tirsan xisbiga Västerparti ee dalka Sweden oo degen magaalada Uddivalla, Xi8ldhibaankaas oo ka warbixiyey howlada ay soomaalida u qabtaan siyaasiinta soomaaliyeed iyo dowrka soomaalida looga baahan yahay iney ka qaataan wacyi gelinta iyo samatabixinta ummadda Soomaaliyeed oo qurbaha ku nool gaar ahaan Sweden.

wareysigan waxaa inom soo qaaday Nimco Sagal Haji Hussein oo ka tirsan bahda somaliweyn Radio ee dalka Sweden.