Tacsi Tiiraanyo leh : Dr Maxamed Abukar Xaaji oo London Ku geeriyooday

Inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajicuuna, Waxaa magaalada London xalay Ku geeriyooday Allaha ha u naxariisto marxuun Dr Maxamed Abukar Xaaji.

Tacsidaad Waxaa diraayo Alfanaan Maxamed Maclow Nuur oo Ku hadlaayo Dhamaan qowmiyada Banaadiriga, waxayna halkaan tacsi ugu diraayaan ehekadii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuun Dr Maxamed Abuukar Xaaji.

Ilaah waxaan uga barina janadii fardowso iyo caruurtooda iyo qaraabadiis oo dhan samir Allaha ka siiyo.