Tacsi: Ilyas Shiikh Cabdiraxman Sh muxudiin Celi oo gacan ka gardaran dishay


Inallilahi wa inaa Ileyhi raajicuun. Waxaa xalay oo khamiis ahayd oo tariikhdu ahayd 12kii Marso 2020 ay Gacan ka xaqdaran ku dishay wiilkii Shiikheyna Shiikh Cabdiraxman Sh muxudiin Celi Ilyaas shiikh Cabdiraxman Magalada Gothenburg ee dalka Sweden qaas ahaan xaafada Hisingen.

Waxaan Allah uga baryeynaa inoow Allah siiyo naxariistiisa walidkii iyo ehelkii oow ka baxay Ilyaas na samir iyo imaan Allaha ka siiyo Aamiiiiiiiiiiin.