Ibrahim Qalinle ”Xaquuqda Gobolka Banaadir waa lama taabtaan, Mudulood iyo inta la degto aa xaq u leh maamulkeeda…”

Ibrahim Qalinle ”Xaquuqda Gobolka Banaadir waa lama taabtaan, Mudulood kaligiisan malaha dadlka degen ayey ka dhaxaysaa, Banaadir waan inu helaa dowlad goboleed sida puntland iyo Jubbaland….”

Dhawaan waxaa magaalada Mogadishu lagu qabtay shir ay isugu yimaadeen mas’uuliyiinta ka tirsan beelweynta Mudulood, sidaas darteeda waxaan magaalada Gothenburg ee dalka Sweden ay qaban doontaa shirar lagu taageeraayo arinkaas, waxaan ka wareysanay Ibrahim Hassan Nuur (Ibrahim Qalinle).

Wareysigan waxaa inom soo qaaday Nimco Sagal Hussein oo ka tirsan bahda Somaliweyn Radio Gothenburg.