Axmed Xeris ”Cururka Corona Viruska cusub Iyo wacyi galinta qurbajoogta Soomaaliyeed waa sidee?…”

Axmed Xersi oo ah siyaasi degen dalka Sweden kana mid xibiga Vänsterpartiga mas’uul ka ah qeybta caafimaadka iyo wacyi galinta ayaa waxaa uu warbaahinta somaliweyn ka wacyi galinaayaa waxyaabaha laga baahanyahay sidii uusan u faafin cudurka cusub ee Corona Virus iyo sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka uu keeni karo cudukaas oo aduunka faraba’an ku haayo.

Waxaa arintaas noo soo wareysatay Ikraam Cali Kaar oo ka tirsan bahda Somaliweyn Radio  ee Sweden.

Halkan Ka Daawo