Dastuurada Soomaaliya (Midnimada waa muqadis) iyo Somaliland (Gooni isu taaga waa muqadis), sidee ku…

Waxaa dhawaan dowlada federaalka ay soo dhistay gudi loo xilsaaray in ay ka qeyb galaan wadahadalada somalia iyo somaliland la doonaayo in la qabto mustaqbalka dhow.

Caqabada hortaalo waxay tahay labadaba waxaa dastuuradoodu ku qoran, kan Soomaaliya waxaa ku qoran midnimadda ummadda soomaaliyeed waa muqadis, kan Somaliland waxaa ku qoran gooni isutaaga somaliland waa muqadis, marka sidey ku heshiin karaan ama caqabahaasu looga gudbi karaan, hadii aan wax laga badalin qoraaladaas, siden ku socon karaa wadahadaladaas.

Waxaan arinkaasi ka wageysay Madah Shiine oo degen waanka Norway magaalada Oslo, wareysigaasi waxaa inoo soo qaaday Nimco Sagal Hussein oo ka tirsan bahda somaliwey radio sweden.