Dr Abukar oo sharaxaad ka bixiyey curuka Korono virus Iyo dowrka wasaarada caafimaadka Soomaliya looga baahan yahay.

Dr abuukar Nuur Hussein oo ah dhakhtarka caruurta oo ka shaqeyga cisbitaal ku yaala wadanka Itaaliya ayaa waxaa uu sharaxaad balaaran ka bixiyey waxa uu yahay cudurka Korono Virus oo dhibaato ba’an ku hayo meelo fara badan ee aduuka ka mid ah, waxaa kale oo uu dowladda soomaaliya u soo jeediyey sida ugu fiican ee loo maareen lahaa inta uusan soo gaarin wadanka Soomaaliya.

Waxaa inoo wareysanaayo Yoosin Khaliif oo ka tirsan bahda somaliweyn Radio ee dalka Sweden.