Maxamed Diini ”Malsom waa Many Transfer Online oo casri ah kana duwan wiixii hore…”

Malsom Many Transfer Online waa shirk casri ah oo online aad lacagtaada ku dirsan kartid adigoo isticmaalaayaa Mobilkaaga iyo Bank-ID-ga aad ku leedahay wadanka Sweden, waxaa Somaliweyn Radio u suurta gashay in ay ka wareysano shirkada Malsom madaxa shirkada Malsom Many Transfer Online Mudane Maxamed Diini oo degen Göteborg Sweden.

Wasa wareysigan nio soo qaaday wariye Ikraam Cali Kaar….