Aakhiro waraa jira iyo Qaabka Muslimiinta loola dhaqmo!!!

Runtii, Qaaradda Aasiya inteeda badan, gaar ahaan Bari fog, Muslimiinta waxaa loogu ciqaabaa si aadan maleey karin, Heyadaha Xuquuqul insaanka, Dowladaha ilbaxnimada sheeganayo iyo Madaxda islaamka badankooduna kama hadlaan.

Aakhiro wax badan waaba nala weeydiinaa, ee dhibaatada aan Annagu isku heeyno iyo tan lagu hayo Muslimiinta Hindiya, ( F.S: 1aad) Aakhiro wax maa nalaga weeydiinaa?

walee, Aakiro waraa jiro, Dad badan oo sugayo in kitaabkooda Midigta laga siiyo ayaa bidixda looga soo taagi doonaa, Alloow na mooti.

Aakhiro waraa jiro, ee muslimiintu meel ey joogaanba ka war qab.

Qore:Yahya Amir