Wadaadadu sideey u arkaan Siyaasiga?

Oday Buudiiste ah, oo aan kula kulmay Magaalada Siem Reap ee Dalka Cambodia, ayaan weeydiiyay sideed u aragtiin Siyaasiyiinta?.

1- Waxa uu igu yiri: Siyaasiyiintu waxa ey noo sheegayaan Been, weeyna ogyihiin in ey Been noo sheegayaan, Annaguna waan ognahay in ey Been noo sheegaayaan, iyaguna waa ogyihiin in aan ognahay in ey Been noo sheegayaan. welina wey noo sii sheegayaan Beenta. ( F.S: 1aad)

2- Waxaan tagay Magaalada Bombay ee Dalka Hindiya, Haweeneey Buddhiste ah ayaan weeydiiyay Sideed u aragtiin Siyaasiyiinta?.

Waxa uu igu tiri: Siyaasiyiintu Marka ey nala hadlayaan, waxaa ey noo heeystaan Lo’ ey la hadlayaan, Annaguna waxaan u heeysanaa in uuna aqoon sida loola hadlo Dadka, isaguna uu yahay lo’dii. ( F.S: 2 & 3aad)

Annaga Culumadeena Runta ihi sideey u arakaan Siyaasigeenta?

Qore: Yahya Amir