Ex Wasiir Obsiye ”Diyaaradihii weeraray Awdal 1984 jabhadii SNM ayaa ka danbeysay…”

Ex Wasiir Obsiye oo ka hadlay dhibaatooyinkii soo maray dadka degen Gobolka Awdal oo ay u geysteen jabhadii SNM iyo xasuuqii ka dhacay magaalada Dila.

Obsiye oo u soo bandhigaayo labo Dhacdooyinka midi Waa dhacdadii 30 Jan. 1984 tan kalena ay aheed 4 Feb. 1991 oo lagu xasuuqay reer Awdal.

Ex wasiir obsiiye oo kashifay arimo xasaasiya una jawaabay Boobe Yuusuf Ducaale iyo madaxweynihii hore ee somaliya
Xassan  Sheekh Maxamud…

Halkan ja Daawo