Xassan Sheekh ”Xalka Somaliland in nin kale diyaaradiisa saaranaa tagaa oo aan soo xalihaa Ma fahmin…”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh oo maanta ka hadlay arimaha Somaliland iyo Somalia iyo arinta muranka badda somalia iyo Kenya.

Mar uu ka hadlaayey arinta maalmahaa socotay ee uu Ra’isalwasaaraha Itoobiya uu waday si loo dhameyso arimaha ka dhaxeeya Soomaalida Waxaa uu yiri Xassan Sheekh ”Xalka Somaliland in nin kale diyaaradiisa saaran aan soo xalihaa Ma fahmin…”

Halkan ka Daawo khudbadii uu maanta uu jeediyey Xassan Sheekh