Maxamed Cabdi Yuusuf ” Somaliland haddii wadahadal diido awood milatari baa lagu maquuninayaa…”

Ra’iise Wasaarihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdi Yuusuf oo maanta siiyey idaacada Shabeele ayaa Waxaa uu ka hadlay arimaha wareyrka ka taagan Soomaalida koonfureed iyo Kuwa waqooyiga.

Waxyaabihii uu ka hadlay Waxaa ugu weynaa markuu yiri…..”Somaliland haddii wadahadal diido awood milatari baa lagu maquuninayaa. Soomaaliya ma kala go’i karto….