Caalim ”Arinta Muuse iyo Farmaajo waan soo dhaweyneynaa inkastoo munaasibadda ay ku…”

Danjire Caalim oo ah aqoonyahan soomaaliyeed oo aad uga falanqeeya arimaha siyaasadda Soomaaliya ayaa waxaa uu wareysi ku saabsan la yeelatay weriye Ikraam Cali Kaar oo ka tirsan bahweynta idaacadda Somaliweyn Gothenburg Sweden.

Danjire Caalim oo ka faaloonayey sababta keentay in ay kulmaan Muuse Biixi iyo Farmaajo, iyo sababta keentay in waqtigaan uu cafis weydiisto walaalaha reer waqooyiga.

Waa arin Aad u fincan in la iscafiyo laakiin waxay ku mfiicneed in lagu aadiyo munaasabad fincan sida 26 Juun ama 1 Luuliyo, waan soo dhaweyneynaa sidey doonto haku timaadee.

Falanqeynta oo Aad u dheer halka kala soco…..