Taliye Xijaar “Aminga dalka meel xun ayuu marayaa, kaamirooyinkii lagu xiro waddooyinka in la qarxiyo ayaa..”

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in ammaanka dalka uu meel xun marayo, isagoo xusay in dalka amnigiisa lagu soo duulay. Taliye Xijaar oo ka hadlayay kulan looga hadlayay isku xirka howlaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo maanta ka furmay Muqdisho ayaa ugu baaqay Hey’adda Socdaalka in ay koontaroosho dadka … Continue reading Taliye Xijaar “Aminga dalka meel xun ayuu marayaa, kaamirooyinkii lagu xiro waddooyinka in la qarxiyo ayaa..”