Kacaankii aan dhiigu ku daadan curashadiisii.

kacaankii aan dhiigu ku daadan curashadiisii, Laakin dhiig badan ku daatay Jiritaankiisii iyo Jabitaankiisii.

Maanta oo kale 21/1/1991, waxaa Jabhadihii Dalku ka guuleysteen Xukunkii Ciidamada ee Kali taliska ahaa.

Doodo badan ayaa ka taagan ma loo darsaday mise waa laga reeystay?.Jawaabta ha ku degdegin.

G1.Dad badan ayaa Xalay u dabaaldagayay oo u arkayay guul Xusuus iyo Hambalyo mudan, Dadkuna ey kuwa faraxsanaayeen maalintaa, una Duceeynayay Asaxaabtoodii uga dhimatay .

G2. Qaar kale ayaa Maalin murugu u arkayay, oo ey waayeen Xukuumad la wanaagsaneyd.

G3. Qaar kale ayaa iska hilmaamay.

Adiga oo aan Qabiileeyn, oo aan Qofeeyn, u fiiri heer qaran.
Sideed u aragtaa, Xuska iyo Xafladaha Maalintaan? kuwee tahay: G1, G2 & G3 ?

Qore :Yahya Amir