Shuruudaha laga doonayo Musharixiinta Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa Galmudug.

Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Dowlad gobaleedka Galmudug ayaa shaaciyay shuruudaha laga rabo tartamayaasha Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Galmudug.